Features Dalxiis Modern Bus
Shirkadda dalxiis waa shirkad ka shaqaysa isku socodka dadka iyo alaabaha, application ka dalxiis waxaad ka goosan kartaa tigidhada adiga oo hab online ah ku jaran kara.Shirkadda dalxiis waa shirkad u kala goooshta gobolada dalka isla markaana ka shaqaysa qaadista dadka iyo alaaabaha noocyadooda kala duwan, sidoo kale shirkaddu waxay ka shaqaysaa in ay macaamiisheeda u fudaydiso inay helaaan baabuur khaas ah ama ingaydh.Shirkadda Dalxiis waxay xarumo ku leedahay qaar ka mida gobolada dalka.
Secure & Private
Your data is protected with industry-leading security protocols.
24/7 Support
Our dedicated support team is always ready to help you.
Personalization
Customize the app to match your preferences and workflow.
See the Dalxiis Modern Bus in Action
Get the App Today
Available for Android 8.0 and above